berberatoday.com
“Heshiiska Somaliland Iyo Taiwan Waa Dagaal Socday Oo Aynu Qayb ka Noqonay, Waxtar Iyo Wax Yeelo Labadabana Wuu Yeelan Karaa” Cali Guray.
August 8, 2020 - Written by admin

Dunidu waa masaaliix ee maaha jacayl iyo nacayb. China iyo Taiwan iyaga ayaa iska keen xiga ee inaga inama kale xigaan. Hadba kii ay maslaxadeenu ku jirto in aynu doorano xaq baynu u leenahay mar hadii aanay suurtogal ahayn in labadaba aynu soo wada dhawayno oo ay iyagu bisad iyo jiir isku yihiin. Sheekadan Taiwan iyo Somaliland bal qabsoo waxay qayb ka tahay dagaalka dhaqaale iyo jiyo-siyaasigaba ah ee u dhexeeya labada dhaqaale ee ugu wayn dunida waa Maraykanka iyo Shiinaha eh. Cid baarigtay heshiiska Taiwan iyo Somaliland dunida oo dhan waxa jira dalka Maraykanka taas oo inoo iftiiminaysa in Maraykanku dano gaar ah ka leeyahay xidhiidhka cusub ee Somaliland iyo Taiwan, ahmiyadiisa ugu waynina waxay noqon kartaa dhinaca jiyo -siyaasiga ah sababtuna waa mandaqadda ay dhacdo Somaliland gaar ahaan Berbera oo dhinacyo badani ay danaynayaan.

Wax kasta markaa waxa ka muhiimsan dawlad ahaan in si fiican aad u garanayso maslaxdaada iyo waxa ugu wayn ee aad ka faaiidayso dhinacaaga iyo xataa hadii dhinca China ee aad dayrisay uu kaa qaadi karo talaabooyin wax yeelo kuu geysan kara iyo inta ay waxyeeladu noqon karto iyo weliba sida aad uga gaashaaman kartid.

Ilaa hadda balanqaadyo guud dhinaca Taiwan way ka soo duulduulayeen laakiin sida ay wax uga soo naasocadaan doonaan la arki doonee mustaqbalka dhaw hadii Alleh yidhaa.

 

Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews