Profesor Cabdirashiid Oo Sharaxay Noocyada Dhiiga Dadka Iyo Dabeecadaha Ay Wadaagaan Iyo Cuntooyinka Ku Haboon.
August 8, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Cabdirashiid Yuusuf Gaaxnuug ayaa siqoto dheer uga hadlay Noocyada dhiiga Ee Dadka iyo Dabeecadaha Ay wadaagaan Iyo Cuntooyinka Ku Haboon In Ay isticmaalaan,