Beesha Ay Mag Wadaagta Ahaayeen Maxbuus Dil Uxidhan Ee Muuqaalka Kasoo Duubay Xabsiga Oo Ka Jawaabay Cabashadiisa.
August 9, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid ah waxgaradka iyo odoyaasha beesha ay mag wadaagta ahaayeen maxbuus dil uxidhan ee dhawaan jeelka hargaysa kasoo duubay muuqaal uu kaga cabanayo beeshii ay magta wada bixin jireen ayaa ka jawaabay hadalkiisa iyagoo sheegay in aanay beesha uu wax ka dilay ogolaanin in ay mag ka qaataan marxuumkii uu dilay.
