“Waa Guulihii UDub Ee Kulmiye Wax Uu Yeelay Mooyee, Aanay Jirin Haba Yaraato Eh Wax Uu Ku Daray”Cali Guray “
August 9, 2020 - Written by admin
“Waxaynu Ku Faanno Ayaynu Ka Faanaa”Siyaasi Cali Guray.
Isagoo La Hadlayay Waftigii Shiinaha Waxa ka mid ahaa hadalkii Madaxwayna JSl: (in dalkani tusaale u yahay geeska afrika, marka loo eego horumarka dhinaca dimuquraadiyada ee uu ku tallaabsaday sagaal iyo labaatankii sanno ee u danbeeyey isbedelada dhinacyada badan leh ee ka hirgalay, haday tahay dhinaca doorashooyinka, hanaanka axsaabta xisbiyada qaranka iyo nidaamka qori-isu dhiibka ah ee hoggaanka dalka)
