Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Dooda Golaha Wasiirada Dalka Kenya Ee Aqoonsiga Somaliland. “
August 9, 2020 - Written by admin
“Kenya Waa Dal Aynu Jaar Nahay, Waa Dad Aynu Xidhiidh Dhinacayo Badan Leh Leenahay,Waanu Soo dhawaynaynaa Hadii ay ka Doodayaan Aqoonsiga Qadiyada Somaliland”Wasiirka Arimaha Jsl,
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa ka hadashay Aragtideeda ku waajahan doodda la sheegay in Golaha Wasiirrada Kenya ka doodi doonaan Aqoonsiga Somaliland, waxayna xustay inay Caalamka xaqa ugu leedahay aqoonsi caalamiya inay ka hesho.
