War Deg Deg Ah”Xukumada Somaliland Oo Ganaax Lacageed Dul Dhigtay Dib Ufasixida Tv-yada Star Iyo Universal
August 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Deg Deg:”Xukuumada Somaliland Ayaa Ganaaxa Lacageed Dul Dhigtay Telefishanada Universal Iyo Star Oo Hore Xukuumadu Uxayirtay waxaana sidaas lagu cadeeyay waraaq kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland waxaana Waraaqdaas ku saxeexan Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta Iyo Wacyigalinta Mukhtaar Maxamed Cali
Universal Tv Ayaa Lagu Ganaaxay $15000
Star Tv Isna Waxaa Lagu Ganaaxay $5000
