Daawo Muuqalka”Gudida Nabadaynta Beelaha Ceel Afwayn Oo Go,aamo Soo Saaray.
August 11, 2020 - Written by admin
Sanaag(Berberatoday.com)-Gudida wasiirada iyo xubnaha kale ka kooban ee mudada deegaanka ceel afwayn ujoogay nabadaynta colaada beelaha walaalaha ah ee dhexmartay deegaanada ceel afwayn ee gobolka sanaag ayaa maanta soo saaray go,aamo la xidhiidha soo afjarida colaada soo noq noqotay ee beelaha wada dega deegaanada