Komishanka Doorashooyinka Oo Cayimay Xiliga Ay Dhacayaan Doorashooyinka Wakiilada Iyo Deegaanka.
August 12, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka qaranka oo kulan la yeeshay sedexda xisbi qaran ee wadani,ucid iyo kulmiye ayaa ku wargaliyay wakhtiga rasmiga ah ee ay qabanayaan doorashooyinka golaha wakiilada iyo deegaanka,