“Waanu Ka Xunahay In Xukuumadu Dad Shacab Ah Oo Aan Hubaysnayn Rasaas Nool U Adeegsato”Masuul Uhadlay Xisbiga Ucid.
August 12, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga ucid ayaa si kulul Ucanbaareeyay xadhig iyo rasaas nool oo ay u adeegsatay ururka gaadiidlayda oo magaalada berbera mudoharaad ka sameeyay isagoo ka biyo diidan faro galin iyo xadhig ay xukuumadu kula kacay
Yuusuf kayse ayaa xukuumdu ugu baaqay in ay faraha kala baxdo faro galinta ay ku hayso ururka gaadiidlayda tawtiiq dadka xidha in si deg deg ah xoriyadoodo loogu soo celiyo