Madaxwaynaha Jabuuti Oo Kulan Layeeshay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puthland Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
August 13, 2020 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dalka jabuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xafiiskiisa kulan la qaatay Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Somaliya ee Puthland Siciid dani iyo wafti uu hogaaminayay oo socdaal ku jooga Magaalo madaxda Dalka jabuuti.
