berberatoday.com
Madaxweyne Ku-xigeenka oo Bogaadiyey Dalal Kaalin ka Geystay Dhismaha Dekedda Maydh
August 13, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi ( Saylici), ayaa ku bogaadiyey dalalka Somaliland ka taageera dhinaca Horumarinta dhismaha dekedda Kalluumaysiga ee laga hirgelinayo Magaalada Maydh ee Gobolka Sanaag

Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, ayaa soo xigatay qoraal uu Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland ku daabacay bartiisa Twitterka, waxaanu soo hambalyeeyey dalka Denmark, UK Netherlands iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF gacanta ay ka geysteen dhismaha marsadda Kalluumaysiga Maydh oo shalay la dhagax dhigay.

Madaxweyne Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu sheegay in dekedaasi ay saameyn ku yeellanayso Nolosha Lix Boqol oo kun oo qof oo ku nool gobolka Sanaag.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews