Madaxweyne Biixi Oo Maxkamadda Sare U Gudbinaya Dalab Uu Ku Waydiisanayo Inay Go’aan Ka Soo Saarto Qabsoomidda Doorashada.
August 15, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa inuu Sabtida Maanta Maxkamadda sare u gudbiyo Dalab uu ku waydiisanayo inay soo saarto Go’aan suurto-gelin kara in qabsoomidda doorashada Golaha Wakiillada.
