Milicsiga Muj Gadhawayne Oo Ka Warbixinaya Dagaalo Qadhaadhadh Oo Ciidamadii SNM Iyo Taliskii Siyaad Bare Ku Dhexmaray Deegaanada Wajaale Iyo Kalabaydh. T
August 15, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Cabdillahi Xuseen Dhagawayne Oo Kamid ahaa saraakiishii hogaaminaysay Urukii Snm ee taliskii siyaad Bare ka Xoreeyay Gayiga Somaliland oo ka warbixinaya Taariikhdu markay ahayd 05/12/1988 Dagaalo Qadhaadh Oo Ciidamadii Xaq udirirka ahaa SNM Iyo ciidamadii taliskii siyaad bare ku dhexmaray deegaanada Tog Wajaale Iyo Kalabaydh kuwaasi oo ciidamadii Snm guul wayn ka gaadheen kana saareen deegaamadan,
