Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Oo Sheegay Inaanu Isticmaalin Baraha Bulshada Dadka Magaciisa Lacagta Ku Urursanayaan Ay Been Abuur Yihiin”Daawo Muuqal
August 15, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Xaaruun Ayaa Dadka Somaliyeed ku wargaliyay in aanu isticmaalin baraha Bulshada Qaybihiisa kala duwan islamarkaana dadka magaciisa ku samaystay ay yihiin kuwo ka been abuuraya iskana jiraan.