Ciidamada Booliska Oo Xabsiga Utaxaabay Dhalinyaro Lagu Eedeeyay In Ay Gubeen Deeqdii Xukuumada Gaysay Degmada Sallaxley.
August 17, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa Xabsiga u Taxaabay dhalinyaro Shalay La sheegay inay gubeen caawimadii iyo gurmadii Xukuumadu gaysay Deegaanka Salaxlay oo ay ku dhufatay duufaan dumiyey qaybo kamid ah Dhismayaasha magaalada.
