Warbaahinta Hong Kong Oo Faalleysay Cilaaqaadka Somaliland Iyo Taiwan.
August 17, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warsidaha South China Morning Post oo laga leeyahay Hong Kong, ayaa daabacday warbixin uu kaga hadlay Cilaaqaadka saaxiibtinimo ee dalalka Spmaliland iyo Taiwan, kaasi oo ciwaan uu uga dhigay “Sidee ayey Taiwan ku heshay saaxiibtinimada cusub ee Somaliland oo ku taal Afrika”.
