Suldaanka Guud Ee Beelaha Warsan-Gali Oo Qado Sharaf Magaalada Ceerigaabo Ugu Sameeyay Salaadiyiinta Beesha Habar Awal.
August 18, 2020 - Written by admin
Ceerigaabo(BErberatoday.com)-Suldaan guud ee beelaha warsangali Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Suldaan Maxamud. ayaa shaqo sharaf ku maamuusay salaadiinta beesha habar awal oo socdaal ku jooga magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo.

