“Tv-ga Astaan Waxa Iska Leh Ninka Layidhaa Fahad Yasin Ee Sirdoonka Somaliya Haysta NISA Waa Ninka Madaxweynayaasha Somaliya Soo Saara Haddana Wuxu Soo Wadaa Madaxweynihii Sadexaad”Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire”Daawo Muuqal
August 18, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Tv-ga Astaan Waxa Iska Leh Oo Share-ka Ugu Badan Leh Ninka Layidhaa Fahad Yasin Ee Sirdoonka Somaliya Haysta NISA Waa Ninka Madaxweynayaasha Somaliya Soo Saara Xasan Sheekh Isagaa Keenay Farmaajana Isagaa Keenay Haddana Qatar Ayuu Ku Maqanyahay Oo Madaxweynihii Sadexaad Ayuu Soo Wadaa, Reciveradiisa Jib Baa Ku Xidhan Wax Kasta Lagu Ogaan Karo Markaa Guri Kasta Oo Somaliland Kuyaala Waxa Kasocda Xamar Baa Laga Ogyahay”Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire