Raysal Wasaare Abiy Oo Xilalkii Ka Qaaday Wasiiro Uu Kamid Yahay Saaxibkiisii Guusha Lamma Magase.
August 19, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa Dhowr Wasiir oo si weyn uga soo horjeeday aragtidiisa ku aadan maamulka dalka. Xilalkii ka qaaday isagoo kuwo cusubna magacaabay
