Roobab Laxaadle Oo Ka Da,ay Magaalada Balli-gubadle Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
August 19, 2020 - Written by admin
Balligubadle(Berberatoday.com)-Roobab laxaadle oo dabaylo watay oo ka da,ay magaalada ballaygubadle ee gobolka hawd ayaa khasaare kala duwan soo gaadhsiiyay dhismayaal kamid kuwa magaalaada sidookale roobab ayaa wax khasaare soo gaadhsiin shacabka magaalada.
