”Ma Ogoli In La Siyaasadeeyo Khudbadeyda” Sh. Ismaaciil Dheeg.
August 20, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Ismaaciil Dheeg oo ka mid ah culimadda dalka, ayaa sheegay in aannu ogolayn in la siyaasadeeyo khudbadaha uu jimcihii ka gallo masaajidka. Islamarkaan wuxuu sheegay in aannu wax eedayn ah u jeedin xukuumadda iyo shacabka reer Somaliland.