berberatoday.com
Tahriibayaal Badan Oo Ku Dhintay Xeebta Dalka Liibiya.
August 20, 2020 - Written by admin

Liibiya(Berberatoday.com)-Hay’adaha UNHCR iyo IOM ayaa Arbacadii shalay qeylo-dhaan kasoo saaray xaalada Tahriibayaasha ku sugan dalka Liibiya.

Isniintii lasoo dhaafay ayey 45 qof oo Tahriibayaal ah oo ay ku jiraan 5 carruur ah ku dhinteen xeebta wadanka Liibiya, kadib markii ay burburtay doontii ay saarnaayeen.

Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya doonidan ku degtay xeebta nawaaxiga magaalada Zwara, ayaa sheegaya in 37 qof nolol ay kusoo badbaadiyeen kaluumeysatada magaaladaasi.

Dadkaasi soo badbaaday ayaa la sheegay inay hada xidhan yihiin.

Tahriibayaasha doonidan saarnaa ayaa u badnaa dad kasoo jeeda wadamada; Chad, Ghana, Mali iyo Senegal.

Hay’adaha baaqa soo saaray shalay ayaa ugu yeeray Dowladaha Midowga Yurub inay sameeyaan gurmadaan Tahriibayaasha ku dhibaataaysan xeebaya Liibiya, waxayna sheegeen in hadaan la helin mashruucan dadka loogu gurmanayo in shilalka noocaan ah soo noq noqon doonaan.

Shilka todobaadkan ka dhacay xeebta Liibiya ayaa noqonaya tahriibayaashii ugu dabnaa oo sanadkan 2020 ku dhinta xeebaha wadankaasi dagaalada ka socdaan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews