Somaliland Oo Sheegtay In Dhawaaqyada Ka Soo Baxaya Soomaaliya Yihiin Kuwo Bulshada Caalamka Lagu Marin-habaabinayo
August 20, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa ka jawaabtay hadal ka soo yeedhay Dawladda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo ku cambaaraysay Xafiiska diblumaasiyadeed ee Taiwan ka furatay Somaliland.