“Dal Dumay Waa La Dhisaa Laakiin Dad Dumay lama Dhisi karo” Sheekh C/raxmaan Dheere.
August 21, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh cabdiraxmaan dheere oo ka hadlay khudbadii salaada jimcaha ayaa ka hadlay sida bushada reer Somaliland ay usaamaysay balwadu taasi oo khatar ku ah jiritaankooda