berberatoday.com
Nuxurka War-murtiyeed Ka Soo Baxay Shirka Dhuusamareeb 3, Oo Puntland Iyo Jubaland Oo Ka Horyimaaddeen
August 21, 2020 - Written by admin

Dhuusamareeb(aftahannews):- Shirkii Dhuusamareeb 3, ayaa la soo gebogabeeyey, isla markaana laga soo saaray War-murtiyeed 17 qodob ka kooban, kaasoo lagu sheegay in lagu heshiiyey in doorashadu noqoto Degaan doorasho xulis ku salaysan oo Xildhihaankastana ay soo dooranayaan 301 Qof oo ah Ergada beeshiisa.

Heshiiskaan waxaa ku midoobay dhinacyada shirka Dhuusomareeb3 oo kala ah, Dowladda federalka, Galmudug, Koonfur-galbeed, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir. Hase-yeeshee, waxaa Shirka Dhuusamareeb 3 ka maqan Puntland iyo Jubaland, oo qayb ka ahaa Shirarkii Dhuusamareeb Koow iyo Laba, isla markaana waxay maanta labadaas maamul daadifeeyeen heshiiska lagu gaadhay Shirkan, iyagoo ku dooday inaanay iyagu qayb ka ahayn heshiiskaas iyo shirka lagu go’aamiyey toona.

Shirka Dhuusamareeb 3 oo u muuqda Shir aan loo dhammayn, isla markaana u muuqdo mid gees maray Baaqyadii Asxaabta siyaasadda Soomaaliya iyo Dalalka taageera Soomaaliya oo soo jeediyey in heshiis loo dhan yahay laga gaadho arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.

Haddaba, Warmurtiyeedkan ka soo baxay Shirka aan loo dhammayn ee Dhuusamareeb 3, oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta aftahannews, waxaan idiinku soo gudbinaynaa halkan hoose ee ka bogasho habboon:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews