Xidhiidhka Diblamaasiyadeed Ee Somaliland Iyo Tiawan Oo Dunida Siyaabo Kala Duwan Looga Soo Dhaweeyay.
August 21, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)–Cilaaqaadka diblamaasiyadeed ee somaliand iyo Tiawan ayaa Dalalka caalamka iyo khubarada ka faalooda siyaasada geesku siyaabo kala duwan uga hadleen iyagoo siwayn usoo dhaweeyay kaasi noqday waxyaabihi ugu hadal haynta badnaa ee warbaahinta caalamku wax ka qoraysay tan iyo intii ay bilowdeen xidhiidka labadan dal ee aan beesha calamka ka haysan aqoonsiga caalamiya balse horseeday arimo ku dayasho mudan haday tahay dhinaca hanaanka dimuqraadiyada iyo horumarka adeeyada aas aasiga ah.
