“Ilaahay Dawladda, Tii Dulmiga Joojisa Ha Ka Dhigo..”Sheekh Adam-Siira”Daawo Muuqal
August 22, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid culimada waawayn ee Somaliland ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay arimo door ah oo la xidhiidha khudbadihiisii taxanahaa ahaa ee mudooyinkii udanbaysay waday isagoo Ilaahayga uga baryayay dawlada in uu ka dhiga tii dulmiga joojisa ee dadkeeda ucadaalad samaysa