Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Tog Wajaale,Daahfurayna Tababarka Fardaha”Daawo Muuqal
August 22, 2020 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo ay weheliya hogaanka ciidanka booliska Iyo Maamulka Degmada Tog Wajaale Ee gobolka Gabiley ayaa maanta galinkii danbe kormeer sahqo ku tagay mashruuca banka tog wajaale beeraha wax soo saarta ee cidanka booliska.
