Guddida Doorashooyinka Oo La Filayo Inay Ku Dhawaaqaan Wakhtiga Ay Doorashooyinka Ku Qaban Karaan
August 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa la sheegay inay soo afmeereen kullamo ay la lahayeen Xisbiyadda Qaranka, kuwaas oo ahaa qaar lagaga tashanayey arrimaha doorashooyinka isku sidkan iyo wakhtiga ay dalka ka qabsoomayaan.
