Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Mudeeyay Qabsoomida Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka
August 23, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudida Doorashooyinka Somaliland oo maanta kulan yeeshay ayaa mudeeyay qabsoomida doorashooyinka Golayaasha Wakiilada iyo Deegaanada Somaliland iyo sidoo kale diwaan galinta codbixiyayaasha taas oo ay u asteeyeen inay Dalka ka qabsoomaan 9 bilood kadib oo ku beegan bisha 5aad ee Sanadka 2021-ka.
Halkan Hoose Ka akhriso warsaxafadeed ay maanta soo saareen gudida doorashooyinka qaranka Somaliland