berberatoday.com
Heshiis Iskaashi Oo DHexmaray Haayadda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Iyo Machadka Gimba Ee Dalka Gana.
August 23, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo wasiiro xukuumada katirsan ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu daahfuraya heshiis iskgaash oo dhexmara Haayada shaqaalaha dawlada Somaliland iyo Maxadka Gimba ee dalka gaana iyo haayad katirsan kuwo dawlada ingiriiska.

Ugo horay waxaa heshiishkan iskaashi oo habka muuqalka ay kaga qaybgalayeen masuuliyiin maxadka Gimba ee dalka gaana gudoomiyaha haayada shaqaalaha iyo Agaasimaha haayada shaqaalaha.

Madxawayne uxigeenka Somaliland ayaa ka hadlay muhiimada heshiiskan iskaashi uleeyahay Somaliland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadaha shaqaalaha dawlada Somaliland

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews