berberatoday.com
Madax-dhaqameedka Gobolka Sanaag Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Dhigooda Beesha Habar Awal Oo Socdaal Ku Jooga Ceerigaabo:Daawo Muuqal
August 24, 2020 - Written by admin

Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameedka Gobolka Sanaag iyo Maamulka dawlada Hoose Ee Degmada Ceerigaabo Ayaa Maanta qado sharaf ku Maamuusay Wafti Madax-dhaqameed Beesha habar Awal oo Smaalmihii udanbeeyay ku suganaa magaalada ceerigaabo.

Munaasibada Hadhimo sharafeedka Ah ee lagu maamuusay Waftiga madax dhaqameedka Habar awal ayaa loogu sameeyay Buurta daalo iyagoo soo indho indheeyayna dhismaha dawga Tabca.

Ugu horay waxaa hadalo ka jeediyay casuumadan qado sharafta madaxdhaqameedka reer sanaag xidhibaano iyo maayarka magaalada ceerigaabo ismaaciil xaaji nuur,

Sidoo kale waxaa casuumadan ka mahad celiyay Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo isagu hogaaminayay waftiga madaxdhaqameedka Beesha Habar awal.

Dhanka kale Suldaan Ismaaciil Suldaan cabdiraxmaan ayaa xukuumada somaliland iyo ganacstada ugu baaqay in ay ka qaybqaataan dhismaha wadada dawga tabca oo shacabka reer ceerigaabo dhismaheega ku kaliyaysteen.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews