“Kulmiye Wuxu Somaliland U Dhalay Laba Xukuumadood Oo Aan Midna Wax Looga Aayay Oo Wayni Jirin, Ma filayo In Kulmiye Uu Xukuumad Sadexaad..”Cali Guray,
August 25, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf(Cali-gurey), oo kamid ahaa Xisbiga Kulmiye ayaa dhaliilay hogaaminta labadii xukuumadood ee ka dhashay xisbiga kulmiye oo uu sheegay in Aanu somaliland uga tagi wax sidaasi uwayn islamarkaana Aanan la aqbali doonin xukuumad sedexaad oo ka dhalata isagoo tusaale usoo qaatay geela sida looga badalo awrka xun.
