“Muuse Biixi Dacwada Dhulkan Isagaa Furtay, Beertii Geed Deeble Ayayna La Mid Tahay, Wuxuuse Ka Helo Ayuu Leeyahay”Axmed Jaabiir.
August 25, 2020 - Written by admin
“Majirto Beer Ay Reer Biixi Lahaayeen, Odaygii Adeerkayna Godkay Ku Maagayaan Alle Ha,unaxariistee”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Ee Xukuumadii Marxuum Cigaal Axmed Jaanbiir Suldaan ayaa si adag hadlay tacadiga qoyska madaxwayne biixi ku hayaan qoysaska degan dhula buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo ciidamo xoog kaga rareen dhulkii ay isku haysteen qoyska reer biixi islamarkaana guryahoogii ay daadsan yihiin dooxa iyaga iyo maatidiiba
