Raysal-wasaaraha Dalka Itoobiya Oo Booqasho Ku Tagay Dalka Sudan”Daawo Muuqal
August 25, 2020 - Written by admin
Khartoum(Berberatoday.com)–Raysal wasaaraha dalka itoobiya Abiy Axmed ayaa booshaqo ku tagay dalka sudan halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen madaxda ugu saraysa dalka sudan