Xisbiyada Mucaaridka Iyo Badi Siyaasiyiinta Somaliland Oo Booqday Badka Buurta Kala Jeexan Oo Qoyska Madaxwayne Biixi Dhulkoodii Xoog Kaga Rareen,
August 25, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiyiinta ugu miisaanka culus somaliland oo ay weheliyaan xubnaha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka iyo xisbiyada Ucid iyo Wadani ayaa maanta booqday dhulka buurta kala jeexan ee galbeedka hargaysa oo qoyska madaxwayne biixi boqolaal qoysk ka barakiciyeen dhulkii ay deganaayeen.
