Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Kenya Oo Qado Sharaf Usameeyay Qoor-Waynta Xisbiga Kulmiye+Ujeedada Ay daarnayd!
August 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Kenya Baashe Cawil Xaaji Cumar ayaa haddhimo sharafeed Usameeyay Qoor waynta xisbi xaakimka kulmiye taasi oo lagu Qabtay huteelka cali jirde badhtamaha caasimada hargaysa,
