Xildhibaan Ku Eedeeyay Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka Ah Inay U Dhaqmaan Sida Laba Wasiir Oo Xukuumadda Ka Mid Ah!
August 27, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada ayaa dhaliil xooggan u jeediyey Hoggaanka sare ee xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI iyo UCID.
