Xukuumadda Somaliland Oo Hirgelisay Xeer-nidaamiyaha Maamulka Hirarka Isgaadhsiinta
August 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada isgaadhsiinta iyo tiknoolajiyada Somaliland ayaa hirgalisey Xeer-Nidaamiyaha maamulka Hirarka Isgaadhsiinta.
Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo tiknoolojiyada Somaliland Dr. Cabdiweli Sheekh Suufi Jibriil, ayaa saxeexay xeer nidaamiyahan cusub maanta.