berberatoday.com
Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Maanta La Horkeenay Xeerka Doorashooyinka”Daawo Muuqal
August 29, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mudanayaasha golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta loo qaybiyey xeerka guud ee doorashooyinka qaranka iyo diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha ee xeer Lambar 90/2020.

Iyada oo uu fadhigaas shir gudoominayey guddoomiyaha golahaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax, waxaana mudanayaasha golahaas warbixin ku saabsan wax ka bedelka iyo kaabista xeerka guud ee doorashooyinka qaranka iyo diiwaangelinta cod-bixiyeyaasha ee xeer lambar 90/2020, ka horjeediyey guddoomiyaha guddida arrimaha gudaha, difaaca iyo nabadgalyada ee golaha Wakiillada Cabdilaahi Xuseen Cige (Cabdilaahi Balaaki), isaga oo sheegay in xeerkaasi ka kooban yahay saddex xeer oo hore u jiray oo kala ah, xeerka lagu dooranayo madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka, golayaasha deegaanka, wakiillada iyo codbixiyeyaasha oo lagu mideeyey hal xeer oo kaliya.

Wuxuuna guddoomiyaha guddida arrimaha gudaha, difaaca iyo nabadgalyada ee golaha Wakiillada Cabdilaahi Balaaki, oo xildhibaannada golahaas faahfaahin ka siiyey qodobada ay wax ka bedelka iyo kaabista ku sameeyeen, wuxuuna mudanayaasha golaha wakiillada ka codsaday in ay waajibkooda ka gutaan.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews