“Ugaasku Madaxwaynaha Inuu Soo Maray Ahayd”Ex Wasiir Maxamed Mixile.
August 29, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirul dawlihii hore ee wasaarada arimaha dibada xukuumada axmed siilaanyo maxamed mixile boqore ayaa ka hadlay amarka xukuumadu dalka kaga joojisay Ugaaska guud ee beelaha samaroon oo maalintii shalay laga celiyay xuduudka Somaliland iyo itoobiya ee goroyo cawl.
