Wasiirka Cadaaladda Oo Saxeexii Ka Hakiyey Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Iyo Qoraallo Isku Lid Ah Oo Ay U Gudbiyeen Madaxweynaha
August 29, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Mustafe Maxamuud Cali ayaa saxeexii ka hakiyey Agaasimaha guud ee Wasaaraddaasi Cabdiraxmaan Sheekh Xasan (Musaabaqo). Talaabadan ayaa timid ka dib khilaaf soo jiitamayay oo muddo u dhaxeeyay labadan masuul.