Ugaaska Beelaha Samaroon Oo Ka Waramay Qaabkii Xukuumada Somaliland Ugu Diiday Inuu Soo Galo Xuduudka Somaliland
August 30, 2020 - Written by admin
Jigjiga(Berberatoday.com)-Ugaaska Guud Ee Beelaha Samaroon Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi ayaa idaacada bbcda uga waramay Qaabkii ay xukuumada somaliland ugu diiday in uu tago Magaalada boorama ee gobolka awdal kaasi oo xukuumadu ku Hor joogsaday xuduudka goroyo cawl ee udhexeeya somaliland iyo itoobiya.
