14 Milyan Oo Dollar Oo Laga Musuqay Madaarka Burco Iyo Qaylo-dhaanta Guddida Horumarinta Togdheer
September 1, 2020 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Eng. Faarax Yuusuf (Faarax Xadhigle) oo ka mid ah Guddida Horumarinta Gobolka Togdheer ayaa sheegay in la musuqay in ka badan 14-Milyan oo Dollar oo xukuumaddii hore ugu talo-gashay in lagu dhiso Madaarka Diyaaradaha ee Magaalada Burco isaga oo sheegay in gabi ahaanba lacagtaasi la waayay meel ay martay iyo cidda qaadatay toona, waxaanu xusay in Madaarka Burco muddo 10 sano ah
