“Baarlamaanku Umay Hiilin Haweenka Somaliland”Sucaad Carmiye Odowaa”Daawo Muuqal
September 1, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahanad Sucaad carmiye oo kamid ah haldoorka haweenka somailand ayaa ka hadashay talaabada ay golaha wakiiladu ku laalayaan kuraastii kootada haweenka isagoo sheegtay in baarlamaanka Somaliland aanay uhiililinin haweenka