“Cirro Wax Kasta Oo Uu Ka Baqo Barkhad Ayuu Usoo Dhiibaa, Beesha Gabooyana Waxaan Ugu Baaqayaa..”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
September 1, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe Oo ka qaybgalay dood cilmiyeed lagag doodayay haybsooca beelaha gabooye ayaa sheegay in aanu jirin wax katoorka oo lagu hayo beelahaasi isagoo siyaasiyiinta beelaha gabooye ugu baaqay in ay iskaga baxaan xisbiyada mucaaridka ah,
Sidoo kale Eng Faysal Cali waraabe ayaa sheegay in gudoomiyaha xisbiga wadan Cabdiraxmaan Cirro waxkasta oo u ka baqo in uu isagu sheego uu u soo dhiibo Afhayeenka xisbiga Barkhad Jaamac Batuun