Urur Gobaleedka IGAD Oo Magaalada Laascanood Shir Uga Furay Ergooyin Ka Kala Socda Gobolada Sool Iyo Sanaag.
September 1, 2020 - Written by admin
Laascanod(Berberatoday.com)-Shir lagaga hadlayay arimaha nabadgalyada khilaafka deegaanka ayaa ka furmay magaalada laascanood kaasi oo ay qabanayso urur goboleedka Igad kaasi oo ay ksoo qaybgaleen ergooyin ka kala socda Gobolada Sool Iyo Sanaag.
