Maamulka Xarunta Agoomaha Hargeysa Oo Agab Ka Gudoomay Muwaadiniin Reer Somaliland Ah Oo Qurbo Jooga.
September 2, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muwaadin reer Somaliland oo kamid ah qurba joogta reer Somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa qalab ay qurba joogta dalka uk ugu deeqeen xarunta agoomaha ee magaalada hargaysa.

