Dawlada Itoobiya Oo Siwayn Uga Cadhootay Dad Mudaharaadayay Oo La Wareegay Safaaradooda Magaalada Berlin.
September 2, 2020 - Written by admin
Berlin(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa ka cadhootay dad itoobiyaan ah oo mudaharaadayay laga wareegay xarunta safaarada itoobiya ee dalka jarmalka gaar ahaan magaalada berlin.
