berberatoday.com
Xukumada Zimbabwe Oo Wada Qorshe Ay Dib Ugu Celinayso Beerihii Laga Qaaday Dadka Caddaanka Ahaa Iyo Sababta
September 2, 2020 - Written by admin

Harare(Berberatoday.com)-Dowladda Zimbabwe ayaa sheegtay inay diyaar u tahay in beeraleyda ajaanibta ah ee beerahooda laga qaaday 20 sano ka hor hadda dib loogu celiyo.

Kumannaan beeraley caddaan ah ayaa mudadii u dhexaysay 2000 ilaa 2001 waxa lagala wareegay beerihii ay ku lahaayeen Zimbabwe, iyadoo la adeegsanayo sharci ay xilligaasi soo rogtay xukuumaddii uu hogaaminayay Madaxweyne Robert Mugabe.

Sidoo kale waxa ay dowladda hadda ka talisa Zimbabwe bilowday hannaan magdhaw lagu siinayo beeraleyda caddaanka ah ee dalkaasi u dhashay.

Looma ballanqaadin dhul, balse dowladda ayaa bishii hore shaacisay in lacag dhan 3.5 bilyan oo doolar ay u siin doonto magdhaw ahaan ku aaddan hantidii laga qaatay.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews